Ninka ugu da,ada weyn ee ugu caansan Tiktok ayaa wajahaya xaalda adag. Kadib markii muqaal laga duubay asigoo gabar xubintiisa taranka tusinaya.Nin Culus ama Mr Keep Going ayaa siweyn looga yaqaanaa kaasoo badanaa dadka ka qosliya. Tiltok ayuu kusoo caan baxa kadib lagu arkay isagoo naago iyo niman cadaan ah livekiisa lasoo galeen kaasoo somali iyo af ingiriis kula hadlayey.
Muqaaladiisa liveka ah ayaa waliba lagu dhax arkayey naago iyo niman qaniisiin si toosa u dhahay in ey yihiin qaniisiin. Hadalada qosolka leh uu dadka live kula jiro ku dhahayo ayaa dad badan soo jiiteen oo waxa uu noqday nin caan ah oo siweyn loogu xiran yahay barta Tiktok.
Kadib muqaal ashax xuma ah isbuucaan lagu faafiyey baraha bulshada ayaa dhaliyey xiisad gaar ah. Dadka kuxiran ayaana is weydiinaya muqaalka in uu yahay mr keep going. Sidoo kale gabdh Tiktok muqaal kasoo duubtay ayaa qiratay in ey iyadu ka duubtay muqaalka. Kadib markii ey isku dhaceen isaguna block uu saaray xaga TikTok.
Daawo Faahfahin dheeraad ah Muqaalka Hoose: