Share With Your Friends

Xog lagu kalsoonaan karo oo aan ka heleyno ilo si gaar ah ugu dhow fannaankii hore ee reer Hargeysa Maxamed Bk ayaa sheegaysa in Bk uu soo dhigay qoraal uu ku caddeynayo sababta uu kaga baxay fanka, bartiisa whatsapp habeynkii sabtida.

waxa uu Bk qoraalka ku shaaciyay in uu arkay asagoo lugaha dab kula jira isla markaana ay labada dhinac kaga qeylinayaan wax aan la arkayn.

Halkan hoose kaga bogo qoraalka uu soo dhigay Bk status ka bartiisa whatsapp.

Maahan markii ugu horreysay fannaan soomaaliyeed fanka is kaga baxo.waxaana horay u shaaciyay inay fanka iskaga baxeen fannaaniin uu kamid yahay Axmed biif.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site is protected by reCAPTCHA and the Google Privacy Policy and Terms of Service apply.

error: DIGNIIN AA QABTAA !!
Skip to content