Subxanallah:Daawo nin Caan ah oo diinta u gafay.
Share With Your FriendsMuuqaal baraha bulshada kasoo muuqday arbacadii ayaa waxaa aadaanka salaadda ugu gafay guddoomiyaha gobolka mudug Cabdiladhif sanyare. Guddoomiyaha ayaa sheegay asagoo meel xaflad ka hadlaya, in masaajidka uusan ku tukan, aadaanka salaaddana uu dhibayo.Dadweynaha soomaaliyeed ayaa arrintan si weyn uga falceliyay. Muuqaalka oo dhamaystiran dhanka hoose ka daawo
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed