Subxanallah: Fannaan caan ah oo kufsaday haweeney da’ah.

Share With Your FriendsMuqaal ay barta youtube soo dhigtay Fatxiya Cabsiiye bartamihii December oo ay ku wareysanaysay hooyo Saafi sheekh Caamir, ayaa lagu shaaciyay in fannaanka reer Canada Cabdullaahi Goof fal kufsi ah kula kacay hooyadan gaari dhexdiisa, 23 sano kahor. Hooyadan ayaa lagu qasbay in ay qariso arrintan, maadaama ay kasoo jeedday reer magac … Continue reading Subxanallah: Fannaan caan ah oo kufsaday haweeney da’ah.