Share With Your Friends

Waxaa habeen nimadii axadda lagu qabtay garoonka diyaaradaha ee jomo kenyatta, afar xaasle Taakeeye oo doonayay inuu si dhuumasho ah ugu ambabaxo dalka jabuuti.

laamaha ammaanka kenya ayaa ka war helay baxsashada dembiie Taakeeye, kadib markii mid kamid ah ehellada dadkii uu waxyeelleeyay Taakeye, kusoo wargeliyay inuu ninkaasi tacaddiyo ka geystay dalka soomaaliya iyo maraykanka, laguna hayo caddeymo dhab ah.

C/kariin jaamac oo ah ninkii dacwadda usoo gudbiyay dowladda kenya ayaa sheegay in taakeeye uu ku kufsaday walaashii, dalka mareykanya bishii janaayo sanadkii 2002.

Xariga taakeeye ayaa yimid kadib markii daaha laga rogay falal dembiyeedyo uu ka geystay Soomaaliya xilligii burburka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site is protected by reCAPTCHA and the Google Privacy Policy and Terms of Service apply.

error: DIGNIIN AA QABTAA !!
Skip to content