Xog hoose oo aan helnay ayaynu ku ogaannay cidda ka dambeysa in farxiyo Kabayare afka furato, weerar afka ahna ku bahdisho fannaan hore, Maxamed Bk.
Farxiyo ayaa ka dhawaajisay sababta qaali ladan fanka uga baxday iyo ciddii ka dambeysay.
waxayna arrintaasi dusha ka saartay Axmed biif oo haray fanka uga baxay.
Kabayare ayaa barteeda youtube soo dhigtay Cod ay ku karbaashayso Axmed biif iy Maxamed Bk, waxayna sheegtay in labadoodu loo soo diray inay fanka burburiyaan,kuna soo wajahan yihiin sidii ay fanka uga saari lahaayeen fannaaniin badan oo haatan fanka dhexdiisa saamayn weyn ku leh.
Daawo farxiyo oo karbaashaysa Bk iyo biif.