Share With Your Friends

Xog hoose oo aynu ka heleynay ilo lagu kalsoonaan karo ayaa inoo sheegay in xaaska koobaad ee afar xaalse Taakeeye ay ku kacday fal aad u foolxun kaasoo ay dhaawac halis ah ugu geysatay seygeeda kadib markii ay u adkeysan weysay wararka xumaanta ku dheehan ee laga soo tabinayo seygeeda.

dhacdadan foosha xun ayaa waxaa shaaca laga qaaday inay dhacday galabnimadii isniinta.

wararka soobaxayo ayaa ubadan in takeeye jug culus eey kasoo gaartay madaxa. dhanka kale xasaska kale ee takeeya ayaa wali wax falcelin ah sameynin .

xaaladda Taakeeye ayaa haatan lagula tacaalayaa isbitaal ku yaalla xaafadda islii ee magaalada Nairobi.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site is protected by reCAPTCHA and the Google Privacy Policy and Terms of Service apply.

error: DIGNIIN AA QABTAA !!
Skip to content