Share With Your Friends

Waxaa baraha bulshada lagu arkay muuqaal argagax leh oo hooyo soomaaliyeed ka oohin siiyey. Dadbadan ayaa muqaalka udiray sheikh Shibili. Hooyadaan ayaa sheegtay in ey masaajidka sheikh Shibili dahabkeeda ufurtay maanta oo ey kuhoos nooshahay masaajidka agtiisa ayaa dhibaato badani ku heysataa.

Taasoo cidina eysan caawin malinta ey u baahaneyd caawinaad dhanka masaajidka dadka imaadaanaa. Waxa ey fariin iyo caawinaad weydiisatay sheikha weyn ee Sheikh Shibili waxana eyna ku dartay ineysan ku tukan doonin masaajidka ey ayadu xaqa kulaheyd dhisidiisa hadii aan laga caawin dhibaatada heysata.

Halkaan hoose ayaad ka daawan kartaa muuqaal aan kadiyaarinay arintaa oo aan soo dhignay barteena YouTubeka ee Haldoor Media.

https://www.youtube.com/watch?v=sUX_DH0o2-I&t=100s

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site is protected by reCAPTCHA and the Google Privacy Policy and Terms of Service apply.

error: DIGNIIN AA QABTAA !!
Skip to content