Kooxa kala ah Leeds iyi Chelsea ayaa waa dhax maray kulan kii sadaxaad ee Premier League sanadkaan. Kooxda Leeds ayaa gurigeed ku qaabishay kooxda London kadhisan ee Chelsea.
Ciyaartu marka ey mareysay 33daqiiqo yaa goal hayaha Mendy wax uu isku dayey in uu kubadan ugambiyo laacibka Bredn ee kooxda Leeds si fudud ayuu laacibka Breden cadaadis usaaray waxaana qalqal sidaas ku galay goalhaya Mendy sidaas ayaana inta laga xoogay kubada laga dhaliyey.
Kooxda Chelsea ayaa waxa ey ciyaartay kulankeedii ugu liitay markii loofiiriyo kulankii adkaay ey laciyaarta kooxda Tottenham isbuucii hore.
Kooxda Leeds ciyaar cadaadis iyo kubad raacasho badan ayeey soo bandhigtay. Taasoo keentay in ey difacyada kooxda Chelsea ey sii daayaan 3 goal. Sidoo kale daafaca cusub ee Chelsea Koulibaly ayaa qaatay jaalihii labaad ciyaarta sidaasna lagu siiyey gaduud. Chelsea ayaa ciyaarta ku dhameysatay 10 x 11 ciyaartoy iyo guuldaro kulankii sadaxaan Premier League.
TiddyShop
AIチャットを試してみる Japan, with its unique language, culture, and technological landscape, presents both exciting opportunities and distinct challenges for integrating AI like ChatGPT. On one hand, the potential to enhance communication and streamline processes in business and daily life is huge. On the other hand, there are concerns around language nuances, AI’s understanding of cultural context, and issues like job displacement and data privacy.