Qarax naxdin leh oo ka dhacay Zoobe ayaa boqolaal dhaawac iyo qaar badan oo ilaa iyp hada aan la tiro koobin ku geeriyoodeen. Waxaa soweyn usocdo baarid iyo gurmad dadka ilaa hada aan la Helin nolol iyo geeri.
Shacab weynaha Muqdisho oo sidii caadada aheyd ucaawinaya walaalahood meesha ku waxyeeloobay. Waxaana gurmad weyn wado ciidanka iyo dhaqaatiirta soomaaliyeed. Gudi kasoco gobolka Banaadir ow gudoomiya gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho magacaabay ayaa wada howlo baarid dadka meydkooda wali ku hoos jiraan dabaqyada soo dumay.
Somaalida meelkasta ey joogaan waxa ey ka murugeysan yihiin labadii qarax ee argagaxa lahaay ee ka dhacay agagaarka Zoobe.