Gobalka dowlada Mareykanka ka tirsan ee Taxes ayaa dowlada Mareykanka qilaaf weyn oo la xariira xuduuda gobalkaas ey ka soo galaan soo galootiga. Kuwaas oo kasoo kala yimaada caalamka magan galyana usoo doonta USA.
Gobalkaa weyn Taxes gudoomiyahooda iyo waliba maamulkiisa ey ku gacan seyreen dowlada in xaduuda ey furaan Taxes si ey usoo gudbaan soo galootiga raba in ey Mareykanka soo galaan qaasatan ku taagan xuduuda Taxes.
Waxa ey sheegeen in gobalka Taxes ey sadaxdii sano ee lasoo dhaafay ey soo galeen 6malyan oo soogalooti ah gobalkaas. Dadka soogalootiga ayaa iskugu jireen argagixiso, tuugo och duwo wax soo kufsaday ayuu yiri gudoomiya gobalkaas.
Xuduuda ayaa waxaa la dhigay ciidamo isla gobalkaas ka amar qaata iyo sidoo kale gobalo kale ayaa fikirka maamulka Texes ku taageeraya dhan ciidan. 26 gobol ayaa isla fikirkaas qaba in laxiro xaduudaha, kuwaas oo kasoo horjeesteen xukuumada Madaxweyne Joe Biden.
Xaalada ayaa siweyn u cakiran waxaa cabsi laga qabaa in dagaal dhax maro ciidanka dowlada iyo kuwa maamul gobaleedka Taxes. Ciida awood badan ayeey leeyihiin qobalka Texes 100kun oo ciidan ah oo heegan markasta ah ayeey leeyihiin.
Gobalka Taxes dhaqaale ahaan aduunka waxa uu kujiraa kaalinta 8daad waxa uuna ka dhaqaalo fiican yahay Ruushka iyo Hindiya. Dadka Kunool ayaa kor udhaafara 30malyan.