“Ubadkan sidaas u xifdiyey Quraanka Kariimka ah, waalidka kula dadaalay Kitaabka Alle iyo macallimiinta soo barbaariyey waxay caddeyn u tahay sida dadkeennu ay ugu dheggan yihiin diinteenna Islaamka. “Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa munaasabad afur ah ku maamuusay Tartameyaasha Quuraanka Kariimka ah.Madaxweyne Xasan Sheekh oo abaal-marin guddoonsiiyey 7-da tartame ee ugu sarreeya sannadka labaad ee Tartanka Quraanka Kariimka ee Somalia,


