Share With Your Friends

Imaaraadka iyo somaliland ayaa ka wada hadlay suurogalnimada in imaaraadku maalgashado mashaariicda tamarta iyo macdanta ee somaliland.

wafdi uu hogaaminayo wasiirka macdanta ee somaliland, ayaa ku sugan dalka Imaaraadka iyagoo wadahadallo la yeeshay qaar ka mid ah Madaxda Imaaraadka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site is protected by reCAPTCHA and the Google Privacy Policy and Terms of Service apply.

error: DIGNIIN AA QABTAA !!
Skip to content