taliyii ciidanka militeriga kenya Jeneraal Francis Ogolla iyo 7 sarkaal oo sare ayaa ku dhintay shil diyaaradeed oo ka dhacay deegaanka Elgeyo-marakwet oo ku yaalla galbeedka Kenya
🇰🇪
diyaaradda la dhacday madaxda militeriga waxaa leh ciidamada waana nooca qumaatiga u kacda ee jobar loo yaqaano (Chopper).
madaxweynaha Kenya, William Rutto, ayaa la d
filayaa in uu shacabka kenya la hadlo, sida ay sheegayso saxaafadda kenya.
