mudo isbuuc ah gaarigiisa ma uusan isticmaalin, markuu damcay inuu kaxeeysto ayaa wuxuu ku arkay gaarigii oo shimbir ku qashin aruursatay
darwaalkii gaariga ma uusan ka firdhin/ka tuurin qashinkii shimbirta balse waxa uu go’aan ku gaaray in uusan gaarigaan isticmaalin ilaa ay ka dhasho ukumaha ka dibna ubadkeeduna ay aragto shimbirta!!!
darawalkii gaariga ayaa la weydiiyay ,maxaay tahay sababta uu intaas oo dhan u sameeyay ? Wuxuu ku jawaabay ” Dunida geedo iyo guryo badan ayaa ku yaala ,balse ALLE waxaa uu u dooray inay gaarigeyga ku ukuma dhasho ,sidaas darteed aniga kama hor istaagi karo ALLE ayaa u fasaxay
unaxariista kuwa dhulka saaran si samada la idinkaga so naxariiisto