Africa Xaal Qaado !
ninkan oo u dhashay dalka Uganda waxa uu tagay hospital ku yaal dalkiisa. baadhitaan Caafimaad kadib waxaa loo sheegay in Feedhihiisa
(Xabadka) ay kaga jirto Baran-baro, Waxaana lagu yidhi; “waa in qalliin laguu sameeyaa oo lagaa soo saaraa baran-barada”.
ninkii ma deg-degin, wuuna iska diiday qaliinka, kadib waxa uu aaday Hindiya, Halkaas ayuu ku
maray baadhitaan caafimaad mar kale, waxaana loo sheegay in xabadkiisa aysan ku jirin Baran-baro, balse baran-baradu ay ku jirtay X-ray lagu sawiray oo ah kii lagu baadhay markii uu Uganda Joogay