Baraha bulshada qaasatay Tiktok iyo Instagram ayaa la hadal hayaa Gabar Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Rowdah Mohamed.
Gabdhan Soomaaliyeed ee ku dhalatay dalka Somalia kusoona kortay dalka Norway. Ayaa ah gabar xayeeysiisa dharka shirkadaha ugu waaweyn ee Yurub iyo Mareykan.
Bandhiyadeedii ugu dambeysay ayaa indhah caalamka soo jirtay quruxda iyo din usoo nooleynta naqshado hore. Caalamka Carabta ee Muslimiinta ah ayaa sidoo kale oo ka dalbanaya uxayeeysiinta dharkooda gabadhaan soomaaliyeed.
Waxey tiri: shaqooyin badan ayaan kasoo shaqeeyey laakiin shaqadaan dhar xayeeysiinta mida ugu fudud. Taas oo dhalisay suaalo badan baraha bulshada. Oo ey leeyihiin tartan badan maheysatid oo saas uma badna gabdhaha asturan ee dharka xayeeysiiya oo waa ey ku fududaha inaa saas dhahdid.
Gabdhaha soomaalida waa kuwa ugu badan Afrika ee noqda ama xayeysiiya dharka aduunka ee kasoo baxa Somalia. Sanadadii ugu dambeeyey waxaa soo badanaya gabdhaha asturan ee soomaalida ee xayeeysiiya dharka dumarka.
DAAWO WARBIXINTA OO MUQAAL AH HOOS: