Waxaa baraha bulshada lagu arkay muqaal gabar somali ah oo diyaarada ey raaceysay kana raaceysay Caasimada Addis Ababa, ayadoo kusii jeeday Caasinada Nairobi, Kenya.
Jawaabta ey buxiyeen ayaa noqotay mid bulshada somalida iyo wariyaha soo dhigay oo Kenyan ah dadka kuxiran ee Kenyaatiga ah.
Waxaa diyaarada soo raacay oo booska gabarta somalida aha booskeeda qaatay waa waziir ayuu qoray wariye Harry Madowo oo warbaahinta CNN ushaqeeya.
Gabaha ayaa diyaarada sidii caadiga ahead soo raacday markii tikidhadii laga fiiriyey. Laakiin booskeedii ayeey aragtay qof fadhiya. Sidaasna waxaa Looga saaray ayadoo qeylineyso, cadaalad darada owgeed.
Muqaalkaan Kadaawo Xog Dheeraad Ah Iyo Waxa Ey Ku Jawaabeen Itoobiyaan Airline. Hoos