Share With Your Friends

Madaxweynaha Mareykanka hada Joe Biden oo iska casilay xilka utartamida doorashada soo socota ee dhamaadka sanadkaan ka dhaceysa sanadkaan.

Taageerayaashiisa ayuu u mahad celiyey, waxa uuna kula taliyey in madaxweyna kugu xigeenka Kamala ey isku soo sharaxdo xilka madaxweynanimo.

Madaxweynaha Biden oo caafimaadkiisa sii xumaanaayey ayaa walaaca bulshada Mareykanka kada ka dagay. Madaama ey bulshu arkeysay qaladaadka hadalkiisa iyo da,adadiisa oo sii kordheysa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site is protected by reCAPTCHA and the Google Privacy Policy and Terms of Service apply.

error: DIGNIIN AA QABTAA !!
Skip to content