Nin kasoo jeedada dalka Equatorial Guinea oo Mdaxweynha dalkaas faamili kore isla yihiin oo dowlada uqaabisan ladagaalanka musuqmaasuqa maaliyada dalkaas ayaa hadalheyn weyn ka dhaliyey aduunka dhacdo uusameeyey.
Dowlada ayaa baaritaan laxariira musuqmaasuq baaritan kusameysay ninkaan lagu magacaabo Baltasar Ebang Engonga. Booliska ayaa baaritaan gurigiisa ey kusameeyeen ka helay muqaalo aan cadeyn in ey mobilkiisa ama ahaayeen canjalado keydiya muqaalada.
Muqaaladaas ayaa lagu qiyaasay 400 oo video kuwaas uu galmo lasameynayey hablo ey qabaan dad dowlada ka tirsan.
Waxaana ka mid ahaay: xaaska Walaakiis, Adeerkiis, Janaraal ilaalada Madaxweyne, madaxa Booliska xaaskiisa iyo wasiiro xaasaskooda.
Muqalaada ayaa ahaayeen kuwo domarka soo muuqday ey ku qanacsanaayeen iyo galma lasameynta ninkaas.
Muqaalo badan ayuu kula galmooday dumarkaan shaqada, hoteelo iyo geedo hoostood.
Ninkaan ayaa heysta baraha bulshada maalmihii lasoodhaafay. Dowlada Equatorial Guinea madaxweyne ku xigeenka yaa kadigay muqaalada anshaxumada ninkaas ee baraha bulshada kufaafay. Walina baaritaan ayaa kusocda laakiin lama oga waxa looheysta maadaamada wax musuqmaasuq wali lagu Helin.
DAAWO MUQAAL WARBIXINTA DHAMEYSTIRAN: