Share With Your Friends

Wiil baraha bulshada isticmaala ayaa sheeko asaga ku dhacday ow ka jiifan waayey. Kadib markii cadaadis iyo wax uusan rabin lagu qasbaayey in mudaa ah.

Waxa uusheegay niman baraha bulshada isticmalaa in ey live kiisa barta Tiktok isku barteen kadibna taleefanada kala qorteen.

Lacago ayeey usoo direen maa daama uusan markaas lacag heysan. Taas badalkeedna waxaa lagu yiri Video call adoo qaawan ah soogal. Niman badan oo 6 gaaraya ayaa soo qansada callka ayagaa qaawan si wiilka jirkiisa ugu raaxeystaan.

Waxaa jiro caruur badan oo sidaan camal daruufta loogaga faaiideysto maalin kasta lacagana loo diro si jirkooda usoo duubaan gabar iyo wiilba.

Wiilasha yaryar oo noqonaya qaniisiinta ayaa soo badanaya maadaama ey niman ka waaweyn ey ku ciyaaraan oo ey baraan qaniisnimada iyo galmada raga.

Waxaa mudooyinkii ugu dambeeyey soo batay caruur badan oo da,ayar oo jooga Somalia oo isticmaala baraha bulshada kala duwan si ey uraadiyaan qof kale oo ey laraaxeystaa oo kulan galmo wada dhaxmaro. Ayagoo baraha bulsha kusoo galaya magacyo ey isku afgaranayaan qaniisiinta sidoo kalena magaalada uu joogo ayuu kusoo qoronayaa si uu uga helo qaniis kale oo kunool magaaladaasi.

Waa wax aad looga xumaado sidoo kalena ey tahay in bulshada ey ku baraarugto. Dowladana ciyaalkaas baraha bulshada ka ilaaliso, xaquuqdoodana dhowrata. Si ey dadka waaweyn kufsi iyo ciyaalka waxa ey barayaan lagula xisaabtamo oo bulshada laga qabto qaasatan qurbo joogta iyo kuwa udhow ciyaalka oo kufsi kubara ciyaalka inta eysan jidkaas qaldan qaadan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site is protected by reCAPTCHA and the Google Privacy Policy and Terms of Service apply.

error: DIGNIIN AA QABTAA !!
Skip to content